Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Qarax xoog leh oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qaraxan ayaa wararkii ugu horeeyay sheegayaan inuu ka dhacay xarunta Wasaaradda Amniga ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo laga maqlay qeybo badan oo ka mida magaalada ayaa waxaa degdeg u gaaray ciidamo fara badan oo  xiray agagaarka wasaaradda.

Wararka qaarkood ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay Maqaaxi laga cunteeyo oo ku taala kasoo horjeedka Wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha  una dhow wasaaradda Amniga gudaha. Qaraxa ayaa loo adeegsada Gaari miineysan.

Wuxuu ku soo beegmay iyadoo uu shalay wasiir cusub la wareegay xilka wasaaradda Amniga, kaasoo isla xalay bandhig ka sameeyay daafaha magaalada.

LA SOCO FAAHFAAHINTA…

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON