Sunday, June 29, 2025

DEGDEG: Qarax xoog leh oo ka dhacay magaalada Muqdisho iyo wararka laga helayo..

Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa wararkii ugu horeeyay sheegayaan inuu k dhacay agagaarka KM 4 ee magaalada Muqdisho, iyadoo lala beegsaday Gaari nooca aanay xabbadu karin ah oo aan weli la caddeyn cidda la socotay, wuxuuna qaraxu ahaa Miino Wadadda dhinaceeda la dhigay.

Ciidamada Amniga ayaa xiray goobta qaraxu ka dhacay, waxaana laga joojiyey isu socodka dadka iyo gaadiidka, waxaa la sheegay inuu qaraxa ku dhntay qof rayid ah.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA..

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON