Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Qarax xoog leh oo ka dhacay magaalada Muqdisho iyo wararkii ugu danbeeyay…

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Dugsiga Sare ee Booliska Jeneraal Kaahiye.

Qarax oo ahaa mid xoog leh ayaa wararkii ugu horeeyay sheegayaan inuu ka dhacay Baar u dhow xarunta Booliska Jeneraal Kaahiye, iyadoo qaraxa uu geystay qof is-miidaamiye ahaa, waxaana jira qasaare kala duwan oo qaraxa ka dhashay..

“Qarax ayaa ka dhacay Xamar Jajab, agagaarka Scuola Polizia, maqaaxi ay dad shacab u badan fadhistaan, wixii ka soo kordha waan idinla socodsiindoonaa” ayuu yiri Afhayeenka Booliska oo farriin soo diray .

Ciidamada Amniga ayaa xiray goobta qaraxu ka dhacay, waxaana socda gurmadka loo fidinayo dadka ku waxyeeloobay.

Halkan ka Akhriso faahfaahinta Qaraxa..

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON