Friday, June 27, 2025

DEGDEG: Qarax xoog leh oo ruxay magaalada Muqdisho [Wararkii ugu Danbeeyay..]

Qarax ayaa goor dhoweyd laga maqlay qeybo ka mida caasimadda magaalada Muqdisho, iyadoo muddooyinkii dambe ay sii kordheen qaraxyada.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay wadaddda Maka Amukarama, gaar ahaan hotelka Weheliye, iyadoo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa; waxaana cirka isku shareeray uuro, iyadoo ciidamada amniga ay xireen goobta qaraxu ka dhacay.

Wararkii ugu horeeyay ayaa sheegaya inay jiraan qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo qaraxu geystay, iyadoo qaraxu ka dhacay kasoo horjeedka Hotelka Weheliye oo xilligaas ay dad badan ku sugnaayeen…

Warakii ugu danbeeyay hoos ka akhriso

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON