Sunday, July 27, 2025

DEGDEG: Qaraxyo is xigay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay…

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo oo is xigay ay goor dhoweyd ka dhaceen magaalada Muqdisho.

Qaraxyada ayaa ka dhacay agagaarka Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, iyadoo wararkii ugu danbeeyay sheegayaan inuu jiro qasaare, sida ay sheegen dadka halkaasi ku sugnaa xilliga qaraxyadu dhaceen.

Qaraxa hore ayaa ahaa Gaari lagu xiray walxaha qarxa, iyadoo kadibna Qarax kale ayaa laga maqlay isla goobta qaraxii hore ka dhacay, kasoo loo maleynayo inuu ahaa shidaalka gaariga. Qaraxa hore ayaan cidna qasaare kasoo gaarin, iyadoo gaariga qarxay la dhigay goob baabuurta la dhigto.

Faahfaahinta qaraxa maanta ka dhacay caasimadda oo in muddo ah ka nastay qarxyada..

HOOS KA AKHRSO WARARKII UGU DANBEEYAY EE QARAXA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON