Friday, June 27, 2025

DEGDEG: Qaraxyo lagu xiray Baabuur oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qaraxyo ay dhaliyeen baabuur lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa maanta kadhacay Magaalada Muqdisho.

Qaraxyada ayaa ka dhacay Degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, waxaana lagu soo xiray laba Gaari oo ay kala lahaayeen xildhibaan hore iyo qof shacab ah.

Baabuurta ayaa ku qarxay goobo isu dhow  degmada Xamarweyne, waxayna maamulka degmada sheegeen in qasaare hantiyeed ay geysteen qaraxyada.

Qasaaraha ay dhaliyeen qaraxyada ayaa la sheegay inay u badnaayeen hanti, waxaana burbur xoog leh gaaray labada baabuur.

La soco faahfaahinta…

GOOBJOOGE

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON