Tuesday, July 15, 2025

DEGDEG: Qaraxyo waaweyn oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Madaafiic hoobiyeyaal  ah caawa lagu garaacay qeybo ka mida Muqdisho.

Madaafiicda ayaa la sheegay inay yihiin Hoobiyeyaal loo diray dhinaca Garoonka Diyaaradaha iyo xarunta Xalane ee AMISOM.

Dadka degan agagaarka garoonka Muqdisho ayaa ku waramaya in ilaa shan madfac ay agagaarka garoonka diyaaradaha iyo xalane, halka warar kale sheegayaan in madaafiicda ay gaarayeen 7.

Qasaaraha madaafiicdan ayaa lagu sheegay 5 qof oo ku dhaawacmay, iyadoo lagu soo beegay xilli maqrib ah, waxaana hore weeraro noocan oo kale ah u sheegtay kooxda Alshabaab.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON