Friday, June 27, 2025

DEGDEG: Qof isku Qarxiyey Goob u dhow Saldhig Ciidan oo ku yaalla Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay goob maqaayad ah oo u dhow xero ciidan oo ku taalla, magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu geystay Qof is-miidaamiye ahaa oo dhex galay Maqaayad ku dhow saldhigga Ciidamada Xerada Nacnaca ee degmnada Wadajir, magaalada Muqdisho oo ah saldhig ay leeyihiin ciidamada milatariga.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegay inuu qaraxa dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac leh, iyadoo dadka ku waxyeeloobay loo qaaday Isbitaallada Muqdisho.

Xilliga qaraxa ayaa la sheegay inay maqaayadda ku sugnaayeen dad badan oo ay ku jiraan askarta milateriga ee Xerada ku jira.

LA SOCOTO WIXII KA SOO KORDHA..

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON