Friday, June 27, 2025

DEGDEG: Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya oo ka dhoofay Magaalada Muqdisho

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo booqasho maalin ah ku yimid magaalada Muqdisho ayaa goor dhow ka duulay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed oo saaka yimid Muqdisho ayaa waxaa soo dhoweeyay madax uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, xildhibaanno iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya. [Halkan ka daawo].

Wadahadal ay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ku yeesheen wafdiga Ra’iisal wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Soomaaliya oo laga soo saaray war-murtiyeed kadib ayuu dalka ka dhoofay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo booqashadiisa ay ahayd ha gelin. [Akhriso War-murtiyeedka].

Booqashadan ayaa ka mid ahayn socdaallo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ku maray dalalka deriska la ah Itoobiya, sida Jabuuti, Kenya, Sudan iyo Uganda.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON