Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Sarkaal ka tirsan ciidamada Milateriga oo caawa lagu dilay Muqdisho

Sarkaal ka tirsan ciidamada milateriga ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen ehelka sarkaalka.

Col. C/llaahi Sabriye Cabdulle oo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka ayaa  lagu dilay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir sida uu xaqiijiyay Guddoomiyaha Degmada Hodan Axmed Salaad oo la hadaly idaacadaha Muqdisho.

Sarakaalka ayaa waxaa dilkiisa geystay koox hubeysan oo goobta falka ka dhacay ka baxsaday.

Dilka C/llaahi Sabriye Cabdulle ayaa ku soo aadayam, iyadoo maanta lagu dilay Muqdisho Taliyihii guutada saddexaad ee ciidamada milateriga Jeneraal Goobaanle iyo isla caawa maqribnimadii oo isna Muqdisho lagu dilay Fanaan ka tirsanaa Kooxda Onkod.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON