Tuesday, July 1, 2025

DEGDEG: Taliyihii ciidamada dowladda ee Degmada Ceelwaaq oo toogasho lagu dilay

Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay maanta toogasho ku dileen taliyihii ciidamada dowladda ee degmada Ceelwaaq.

Dalbey hubeysan ayaa la sheegay inay weerareen Guriga Taliyahii ciidanka dowladda Soomaaliya ee degmada Ceelwaaq Cabdirashiid Barre Gurxan, halkaasoo ay ku dileen kadibna baxsadeen.

Dabeyda weerarka geystay ayaa loo maleynayaa inay ka tirsan yihiin kooxa Alshabaab  ee ka howlgasha Gobolka Gedo.

Weerarkan ayaa qeyb ka ah olole ay maleeshiyada Alshabaab ka wadeen degmada Ceelwaaq ee Soomaaliya iyo Kenya iyagoo dhowaan weerar ku qaaday banki ku yaala degmada Ceelwaaq Kenya.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON