Thursday, June 26, 2025

DEGDEG: Tirinta codadka Doorashada Guddoomiyaha oo socota iyo mucjiso laga cabsi qabo inay dhacdo

Iyadoo hadda socoto tirinta codadka xildhibaanada ee Doorashada baarlamaanka Soomaaliya ayaa laga cabsi qabaa inay mucjiso ka dhacdo doorashadan.

Tirinta codadka waxaa ka muuqda sida la filayay inay ugu cadcad yihiin guddoomiyihii hore Maxamed Sheekh Cusmaan iyo C/rashiid Maxamed Xiddig, waxaase muuqata in Xiddig codad fiican ka heli xildhibaano.

Waxaa hore loo saadaaliyay inuu Prof. Jawaari ku guuleysto, laakiin  codadka ugu horeeya waxaa barbardhac ah labada musharax, iyadoo ay muujineyso inuu C/rashiid xaalkiisa ka wanaagsan yahay sidii la filayay.

Jawaari iyo Xiddig ayaa lagu wadaa inay wareega labaad u wada gudbaan, iyadoo wareegan labaad xaaladu adag tahay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON