Tuesday, June 24, 2025

DEGDEG: Tirinta Wareegga 3aad ee Doorashada Guddoomiyaha oo bilaabtay & Loolan culus oo socda…

Waxaa socota tirinta codadka wareegga saddexaad ee doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo lagu kala bixi doono cod hal dheeri ah.

Tirinta Codadka  ayaa habsami u socota iyadoo ugu horeyntiiba ay ka muuqato inay garabka isku hayaan, oo ay barbarro yihiin 100-kii cod ee ugu horeeyay ee la tiriyay, halka musharaxa Maxamed Mursal Sheekh C/ramaan oo iska casilay xilka Wasiirka Gaashaandhigga oo xoogaa horeeyo, isla markaana taageero ka heysta xukuumadda iyo madaxtooyada.

Waxaa la filayaa in codadka intooda badan ay aadaan musharax Maxamed Mursal, inkastoo ay xildhibaannada mucaaradka ay isku baheysteen taageerada Musharax Ibraahim Isaaq Yarow., isla markaana codadkiisu uu helayo codad badan oo aan ka yareyn musharaxa xukuumadda.

Doorashadan ayaa lagu kala bixi doonaa codad aad u yar iyadoo loolan culus uu dhex marayo labadan dhinac…

LA SOCO WIXII KASOO BAXA & NATIIJADA…

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON