Monday, July 14, 2025

DEGDEG: Wasiir ka tirsan Maamulka Jubbaland oo ku geeriyooday Qarixii Saldhigga Waaberi

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in wasiir ka tirsanaa maamulka Jubba uu geeriyooday, kadib dhaawac culus oo ka soo gaaray qarixii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Wasiirkii Ciyaaraha ee Maamulka Jubbaland Maxamed Yuusuf Aw-Libaax ayaa la xaqiijiyay inuu geeriyooday dhaawicii kasoo gaaray qarixii lala beegsaday saldhigga Booliska Degmada Waaberi ee magaalada Muqdsho.

Wasiirka ayaa ku dhaawacmay waxaana la sheegay inuu u dhintay dhaawac soo gaaray, isagoo ka mid ahaa 22 qof oo goobta looga qaaday dhaawac ahaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON