Friday, June 27, 2025

Weerar lagu qaaday Guriga Guddoomiyaha degmada Deyniile & Qasaare ka dhashay

Warara laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar Bam lagu qaaday guriga Guddoomiyaha Degmada  Dayniile ee Gobolka Banaadir Maxamed Abuukar Jacfar.

Weerarka oo loo adeegsaday Bam gacmeed ayaa lagu tuuray guriga guddoomiye Jacfar, iyadoo dadka degaankaasi ay sheegeen inuu halkaasi iska horimaad rasaas la isku weydaarsaday ka dhacay muddo daqiiqado ah.

Weerarka ayaa dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jiram waxaana la sheegay in qof ku dhimatay, halka laba kale ay ku dhaawacmeen guriga Guddoomiyaha Deyniile oo ku yaalla agagaarka Isgoyska Dabka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON