Tuesday, June 24, 2025

Weerarkii Hotel Elite oo lasoo afjaray iyo dagaalamihii ugu danbeeyay ee Alshabaab oo..

Waxaa goor dhoweyd la soo afjaray howgalkii ka socday Hotelka Elite ee magaalada Muqdisho oo dagaal socday ku dhowaad 5 saacadood ku dhex maray ciidamada dowladda iyo dableyda Alshabaab.

Ciidamada gaarka aha ayaa dilay dableygii ugu danbeeyay ee ku jiray Hotel-ka Elite, waxaana lasoo badbaadiyey dadkii ku go’doomay Hotelka oo tiradooda lagu sheegay 200 ruux.

Gaari qarax laga soo buuxiyey ayaa lagu qaxiyey albaabka hore ee Hotelka, waxaana gudaha u galay hotelka 4 dagaalame oo ka tirsan Alshabaab oo halkaasi dad badan ku dilay, dagaal culusna uu dhex maray ciidamada dowladda.

Qasaaraha guud ee weerarka ayay shaacisay dowladda Federaalka inay gaareyso dhimshada16 Qof, iyo dhaawaca 18. Waxaa lagu dilay Hotelka Elite 5 ka mida Maleesahiyadii weerarka fulisay ee Alshabaab. Ciidamada Booliska Harmacad ee howlgalka waxay ayaa waxaa ka geeriyooday hal Askari.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON