Thursday, July 10, 2025

DEGDEG: Xasan Sheekh oo is casilay iyo Farmaajo oo noqday Madaxweynaha Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay wareega saddexaad ee tartanka madaxweynaha  Soomaaliya.

Xasan Sheekh ayaa sheegay inay maanta tahay maalin weyn oo la soo maray wado dheer oo dimoqraadiyad ah lana soo gaaray

“Waxaan rabaa inaan halkan ugu hambalyeeyo walaalkey Maxamed C/llaahi Farmaajo oo noqonaya madaxweynaha Soomaaliya” ayuu yiri Xasan Sheekh.

Waxaa halkaas ku dhammaaday doorashadii waxayna noqotay in Farmaajo uu noqdo madaxweynaha Soomaaliya.

Rasaas waaweyn oo dabaaldeg ah ayaa ka dhacaya magaalada Muqiddho, waxaana la sidoo kale socda bannaanbaxyo waaweyn

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON