Tuesday, July 15, 2025

DEGDEG: Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare oo ka badbaaday fal lagu khaarijin lahaa

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka uu ka badbaaday isku dal dil oo lagu khaarijin lahaa.

Koox hubeysan ayaa rasaas ku furay gaari uu la socday Xildhibaan Xuseen Xaaji Cali oo ka mida Senatoorada Aqalka Sare, waxaana wararku sheegayaan inuu ka badbaaday isku daygaasi, isagoo aa la socon xilligii la wareerray.

Falkan ayaa ka dhacay agagaarka Isbitaalka Masaarida ee degmada Hodon, magaalada Muqdisho, waxaana ku dhaawacmay darawalka Senator-ka iyo gabar uu adeer u ahaa oo la socday gaariga.

Goobta falka ka dhacay ayaa waxaa ku dhow bar ay ciidamada xasilinta Caasimadda ka howlgalaan. Waxaana baxsaday dableydii falka geystay.

Goobjooge.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON