Thursday, June 26, 2025

DEGDEG: Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland oo lagu xiray Magaalada Kismaayo

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in goor dhoweyd halkaasi lagu xiray xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland oo lagu magacaabo Axmed Cabdi Xasan (Axmed Taajir).

Xariga xildhibaankan ayaa amarkiisa waxaa bixiyey madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), waxaana lagu xiray saldhigga FIAT ee Kismaayo dhigay, iyadoo uu xarigiisa ka dambeeyay markii shalay xasaanadda ay ka qaadeen Baarlamaanka Jubbaland, kadib codsi uga yimid Axmed Madoobe.

Xildhibaankan ayaa loo heystaa inuu qoray mooshin ka dhan ah xukuumadda Axmed Madoobe, iyadpoo magacyada xildhibaannada ku saxiixnaaa qaarkood ay sheegeen in lagu been abuurtay.

Xildhibaan Axmed Taajir ayaa  sharci-darro ku tilmaamay xasaanadda laga qaaday iyo isagoo ku adkeysatay inuu weli yahay Xildhibaan Jubbaland. Waana saddexaad oo Axmed Madoobe  xasaanadda kala markii ay ka hor yimaadeen maamulkiisa.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON