Saturday, July 19, 2025

DEGDEG: Xulka France oo ku guuleystay Koobka Adduunka ee Kubadda Cagta 2018

Xulka Faransiiska ayaa noqday horyaalka adduunka, kadib markii uu ciyaartii kama danbeysta ah ee fiinaalka uu goor dhoweyd ka badiyey xulka Croatia.

Ciyaarta oo goolal badan la iska dhaliyay ayaa ku soo dhammaatay  4 -2 oo guushu ku raacday xulka Faransiiska, iyadoo xulka Faransiiska uu markii labaad xaqiijiyey inuu ku guuleysto Koobka Adduunka, waxaana dabaaldeg ka bilowday Garoonka ciyaartu ka dhaceysay iyo magaalada Paris.

Faransiiska ayaa hore mar qura ugu guuleystay sanadkii 1998, iyadoo markii labaad ee taariikhda dalka Faransiiska uu caawa mar kale ku guuleystay Koobka Adduunka ee lagu qabtay Russia 2018.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON