Monday, July 14, 2025

Degmooyinka G/Banaadir oo loo qeybiyey 90,000 Tallaal oo Muqdisho loogu talogalay (Akhriso Liiska)

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray jadwalka Tallaalka Covid-19 ee loo qoondeeyay loogu qeybiyey Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Jadwalka Tallaalka ee Degmooyinka Gobalka Banaadir ayaa loo qeybiyey si aan isu dheelitirneyn, waxaana degmada Hodon oo ugu badan loo qoondeeyay 18,580 tallaal, halka degmada Kaaraan oo xigta la siinayo 9200. Degmada qoondada ugu yar la gaarsiinayo ayaa ah degmada Shangaani oo heleysa 1280.

Gobolka Banaadir ayaa la siiyey 90,000 tallaal oo ka mida 300,000 oo Soomaaliya loogu deeqay.

HOOS KA AKHRISO

No photo description available.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON