Friday, July 11, 2025

Madaxweynihii dalka Tanzania oo Geeriyooday iyo Madaxweyne ku xigeenkii dalkaasi oo ku dhawaaqay..

Madaxweynihii dalka Tanzania John Pombe Magufuli ayaa lagu xaqiijiyey inuu geeriyooday, sida lagu sheegay War ay soo saartay dowladda dalkaasi.

John Magufuli ayaa ku geeriyooday da’da 61 sano jir, sida ay shaacisay madaxweyne ku xigeenka Tanzania Samia Suluhu Hassan oo xaqiiijiyey geerida Madaxweynaha, isagoo si toos ah uga hadlay Telefishanka dalkaasi.

Waxay sheegtay in Madaxweyne Mr. Magufuli uu dhintay xilliga dalkaasi 6pm, kadib markii uu wadnuhu istaagay, wuxuuna knua dhintay isbitaalka Muzena Hospital ee magaalada Dar es Salaam. Waxay ku dhawaqday muddo 14 maalmood ah oo loo baroordiiqayo, dalkuna uu galayo tacsi qaran.

Madaxweynaha Geeriyooday ayaa caan ku ahaa inuu inkiro cudurka Covid-19 waxaana loo maleynayaa inuu cudurkaasi sababsaday.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON