Thursday, July 3, 2025

DGDEG: Qarax xoog leh oo ka dhacay magaalada Muqdisho iyo faahfaahinta laga helay…

Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd laga maqlay qeybo badan oo ka mida caasimadda Muqdisho.

Faahfaahintii ugu horeysay ee qaraxa ayaa sheegeysa inuu ka dhacay Agagaarka Maqaayadda Luul Yamani , degmada Xamarjajab agagaarka Dekadda magaalada Muqdisho.

Ciidamada Amniga ayaa xiray goobta qaraxu ka dhacay, waxaana wararku sheegeen in qaraxa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo noociisa lagu sheegay NOAH.

Meydad iyo dhaawacyo ayaa la sheegay in goobta laga qaadayo xilligan, iyadoo uu socdo gurmadka; halka dhinaca kale Guri kasoo horjeeday goobta qaraxu ka dhacay uu soo dumay, lagana cabsi qabo inay dad ku hoos jiraan.

La soco wixii soo kordha..

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON