Wednesday, June 25, 2025

Dhaawacyada Ciidamada AMISOM ee Weerarkii Balcad oo la keenay magaalada Muqdisho [Sawirro]

Ciidamadii AMISOM ee ku dhaawacmay weerarkii ay Alshabaab ku qaaday Kolonyo ay galbinayeen ciidamada AMISOM ayaa la geeyay Magaalada Muqdisho.

Ciidamadan oo u dhashay dalka Brundi ayaa la dhigay Isbitaalka Heerka labaad ee AMISOM, magaalada Muqdisho, waxaana isbitaalka AMISOM ku ku booqday ku xigeenka madaxa Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo.

AMISOM ayaan shaacin ilaa iminka qasaaraha ciidamadooda kasoo gaaray weerarka oo ka dhacay Jimcihii duleedka degmada Balcad, dowladda Brundi ayaa sheegtay in shan askari looga dilay weerarkaasi.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON