Tuesday, June 24, 2025

DHAGEYSO: Afhayeenka guud ee Alshabaab oo bishaaro ka dhigay Qarixii Hotel SYL

Afhayeenka Guud ee Alshabaab Sheekh Cali Dheere ayaa farriin uu soo diray ka hadlay qarixii maanta lala beegsaday Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.

Afhayeenka Shabaab ayaa dadka ugu bishaareeyay weerarka isagoo sheegay in lala beegsaday Hotelka SYL oo uu ku tilmaamay Godka sharta.

Qasaaraha ayuu ku sheegay 40 dhimasho ah iyo dhaawac 70, wuxuuna intaas ku daray in ilaalada madaxtooyada lagu laayay.

Ninka fuliyay weerarka ayuu ammaan huwiyay isagoo lab farriin u kala diray dadka iyo dowladda Soomaaliya.

DHAGEYSO QEYB KA MIDA AFHAYEENKA ALSHABAAB

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON