Tuesday, June 24, 2025

DHAGEYSO: Axmed Madoobe oo farriin yaab leh u diray Xildhibaanada doortay madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam ayaa farriin yaab leh u diray xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.

Isagoo la hadlayay xildhibaanada kasoo jeeda Jubbaland ayuu u sheegay inay taageeraan madaxweynaha ay doorteen, isla markaana ansixiyaan Ra’iisal wasaaraha uu soo magaaabay.

“Idinka ayaa doortay Madaxweynaha, anigu doorta idinka oran, damiirkiina ku codeeya ayaan isku ogeyn, haddii aad madaxweyne doorateen waa inaad ogolaataan Ra’iisal wasaaaraha uu soo xushay…” ayuu yiri Axmed Madoobe oo sheegay in xildhibaanada ay xisaab iyo xilal ka eegaan qofkii la soo magacaabo.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON