Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam oo ka hadlay qaraxyadii Gaalkacyo ayaa Alshabaab ku eedeeyay inay yihiin arxan laaweyaal aan kala soocin dadka.
Axmed Madoobe ayaa farriin u diray maamulada dalka isagoo soo jeediyay inay mideeyaan cududooda ayna meel ka soo wada jeesteen, wuxuuna ku baaqay in la joojiyo siyaasadda lagu mashquulsan yahay ee aanay waxba kasoo kordheynin.
DHAGEYSO AXMED MADOOBE
Goobjooge.com