Friday, July 18, 2025

DHAGEYSO: Ciidamo Hubka looga qaaday magaalada Muqdisho oo ka digay Dagaal faraha looga gubto

Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ayaa ka digay dagaal faraha looga gudbto haddii aan wax laga qaban falal hubka looga qaadayo askar ka tirsan ciidamada.

Afhayeen u hadlay ciidamadan oo ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed aya faahfaahin ka bixiyay ciidamo uu sheegay inay ogeyn wax ay yihiin oo falal hub ururis ah iyo xadgudub ah ka wada magaalada Muqdisho.

Wuxuu sheegay  inay tahay wax laga xumaado in weerar lagu soo qaado oo laga qaato qoryihii ay naftooda ku difaacaayeen, isagoo digniin u diray madaxda dowladda, wuxuuna ku tilmaamay waxa laga wado Muqdisho bililiqo.

DHAGEYSO

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON