Tuesday, July 15, 2025

DHAGEYSO: C/kariin Guuleed oo degdeg u tegay Cadaado & Farriin kululna u diray Puntland

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa galabta gelinkii danbe si degdeg ah ugu laabtay Magaalada Cadaado isagoo ka hadlay duqeyntii lagu laayay ciidamo ka tirsan Galmudug.

Wuxuu sheegay inuu arrinta dhacday kala hadlay ciddii ay quseysay rajo fiicana uu ka qabo in xal loo helo, wuxuuna dadka ugu baaqay inay is dejiyaan.

C/kariin Guuleed: Galmudug oo jawaab kulul ka bixisay Eedeyntii Kilinka ShanaadMadaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa farriin u diray Maamulka Puntland isagoo sheegay in nabadda ay Galmudug oo kaliya wado, isla markaana diideen inay nabadii iyo heshiiskii Gaalkacyo la dhaqan geliyo.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON