Friday, June 27, 2025

C/KARIIN GUULEED: “Xildhibanada Mooshinka wada waa Qas-wadayaal..”

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in mooshinka xilka looga qaaday uu yahay sharci darro.

Wuxuu sheegay in waxa Cadaado ka socda ay soo abaabuleen caddowga Galmudug, isla markaana ay wadaan fowdo, wiixi ka soo baxana aanay jirin cid waafaqeysa.

Isagoo u warramay idaacad ku taalla magaalada Muqdisho ayuu C/kariin Guuleed waxba kama jiraan kasoo qaaday mooshinka kalsoonida kala noqoshada ee xildhibbaanada Galmudug qaarkood ka keeneen oo goor dhoweyd la sheegay in xilkii looga qaadya.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON