Tuesday, June 24, 2025

DHAGEYSO: Digniintii iyo hanjabaaadii Ra’iisal wasaare Kheyrre isugu daray Wasaaradda Maaliyadda

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre aya digniin iyo hanjabaad u diray wasiirka iyo wasaaradda maaliyadda Soomaaliya, kadib markii ay xil wareejin ka dhacay Wasaaraddaaasi.

Wasiirka xilka la wareegay ee C/raxmaan Ducaale Beyle ayuu u sheegay inuu toddobaad kasta lala xisaabtami doono, isagoo ku dhawaaqay inuu maanta bilowday dagaalka lagu qaadayo Musuqmaasuqa.

Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa si cad ugu sheegay Wasiirka cusub ee Maaliyadda C/raxmaan Beyle in laga rabo wixii ka maqnaada Wasaaradda, isaguna u qoolan yahay. “Meel musuq ka jiro nabadgelyo kama jiri karto.., meel musuqmaasuq ka jiro Caddaalad kama jirto…” ayuu yiri Ra’iisal wasaaraha.

Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya
Somali Prime Minister Hassan Ali Kheyre

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON