Xukuumadda Soomaaliya ayaa Caawa shaacisay qasaaraha qaraxii Mudisho ee ka dhacay 14-kii Oktoober Igsgoyska Zoobe.
Wasiirka Warfaafinta C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow) ayaa saxaafadda u akhriyay war-saxaafadeedka dowladda oo lagu sheegay tirada qasaaraga guud oo ah sida soo socota:
Qasaaraha guud: 642 qof
Dhimasho 358 qof
La waayay: 56 qof
Dhaawac dibadda loo qaaday: 122 qof
Dhaawaca Gudaha ku haray: 99 qof la daaweeyay kana baxay isbiiaallada
Dhaawac jiifa isbitaaladda 7 qof.
DHAGEYSO WASIIRKA