Maamulka Galmudug ayaa ka digay ciidamo la sheegay inay Puntland ay soo dhoobtay magaalada Gaalkacyo oo keenay xiisad colaadeed.
Wasiiru dowladaha arrimaha gudaha Galmudug Cumar Maxamed Diiriye ayaa sheegay in Puntland ayaa sheegay inay dhinacooda ku dadaalayaan nabadda, balse dhinaca kale ay wadaan dhaqdhaqaaq ciidan.
Wasiiru dowlaha ayaa u adkeystay in Galmudug aysan gacmaha laaban doonin haddii la soo weeraro.
DHAGEYSO WASIIRU DOWLAHA
GOOBJOOGE.COM