Monday, July 14, 2025

DHAGEYSO: Galmudug oo jawaab kulul ka bixisay eedeyntii ka timid Puntland

Maamulka Galmudug ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedeyntii ay Puntland soo saartay ee ku saabsaneyn in ciidamada dowladda Federaalka ay la safan yihiin kuwa Galmudug dagaalka Gaalkacyo.

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caddaaladda  Maamulka Galmudug Maxamuud Guure Guuleed ayaa sheegay in Puntland ay caadeystay hadallo xaqiiqada ka fog iyo been abuur inay ka sheegto Gaalkacyo.

Wuxuu sheegay in madaxda Puntland  ay ku fashilmeen Siyaasadda oo ay khaldayaan Shacabka Puntland iyo Beesha Caalamka, hadalllada kasoo baxayna aanay ahayn kuwo dad caafimaad qaba ay ku hadlaan.

DHAGEYSO  WASIIR KU XIGEENKA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON