Friday, June 27, 2025

DHAGEYSO: Galmudug oo si weyn u difaacday Doorashadii Senator Cabdi Qeybdiid

Maamulka Galmudug ayaa sheegay inaysan soo gaarin war rasmi ah oo ku saabsan Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa caddeeyay in Maamulka Galmudug uu Qaramada Midoobay ka helay qoraal ay ku dalbatay in xubnaha Aqalka Sare laga reebo Cabdi Qeybdiid.

Cali casirWuxuu ku  adkeystay in Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ay si xor ah ku doorteen, isla markaana cod badan uu ku guuleystay muwaadinkan, aysanna dhici karin in ay faragelin ku sameeyaan rabitaanka dadka.

DHAGEYSO GUDDOOMIYE CASIR

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON