Tuesday, July 15, 2025

DHAGEYSO: Galmudug oo War Naxdin leh kasoo saartay waanwaantii dagaalka Gaalkacyo

Maamulka Galmudug ayaa shaaciyay in wadahadaladii la doonayay in xal loogu helo dagaalada gaalkacyo ay diideen Maamulka Puntland.

Wasiirka Dekadaha Galmudug C/qaadir Cabdi Jaamac (Qalabxoor) ayaa sheegay in wadahadallada dagaalada Gaalkacyo oo loo xil saaray Guddiyo isugu jira Dowladda Federaalka, Maamulka Puntland iyo Maamulka Galmudug ay ka socon waayeen dhinaca Puntland oo ka hor timid nabadda.

wasiir-dekadaha
Wasiirka Dekadaha Galmudug C/qaadir Cabdi Jaamac (Qalabxoor)

Wuxuu ku eedeeyay in mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland inay hurinayaan colaada magaalada Gaalkacyo, wuxuuna intaasi ku datay in cidda nabadda diidan ay tahay Puntland.

DHAGEYSO WASIIRKA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON