Monday, July 14, 2025

DHAGEYSO: Guddoomiyaha Guddiga Doorashada oo ka jawaabay eedeyn loo jeediyay

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka dadban Cumar Maxamed Cabdulle (Dhagey) ayaa jawaab ka bixiyay eedeyn loo jeediyay.

Cumar Dhegey ayaa sheegay inay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya aysan dhaafi doonin sanadka 2016, isla markaana la doortay in ka badan 200 xildhibaan.

Wuxuu jawaab ka bixiyay hadal uu hore u sheegay oo walaac laga muujiyay kaasoo ahaa in xildhibaanada la doortay haddii ay gaaraan Kooram ay shirarkooda bilaaban doonaan, isla markaana ay dooran doonaan madaxda dalka, isagoo ku dooday in shirayaan xildhibaanada la doortay oo ay is baranayaan shaqaduna socon doonto.

DHAGEYSO GUDDOOMIYAHA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON