Tuesday, July 15, 2025

DHAGEYSO: Hanti dhowrka Guud oo shaaciyay Kuraas si Sharci darro lagu doortay & Musuqa Doorashada 2016

Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya Dr Nuur Jimcaale Faarax ayaa qarxiyay musuq ka dhacay Doorashada socota ee 2016.

Wuxuu ka hadlay in Doorashada Soomaaliya ay ka socota ay hareeyeen ficillo musuqmaasuq ah oo ay ka mid yihiin codadka oo la kala iibsanayo, ku takri-fal awoodeed iyo cabsi gelin.

NuurJumcaale: Hanti dhowrka oo baaritaan lama filaan ah ku sameeyay Wasaaradda DastuurkaLix kursi oo musharraxiinta haatan ku fadhida ay kusoo baxeen ayuu sheegay inaysan sharci ahayn, wuxuuna kashifay kiisas badan oo ka dhacay Kismaayo, Jowhar iyo Cadaado.

DHAGEYSO WAREYSIGA HANTI DHOWRKA EE VOA-DA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON