Tuesday, June 24, 2025

DHAGEYSO: Khudbadda Musharaxnimada Guddoomiye Prof. Maxamed Sh. Cusmaan (Jawaari)

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka ku dhawaaqay maanta in uu u tartamayo xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Prof. Jawaari oo shir jaraa’id ku qabtay  Muqdisho ayaa sheegay inuu go’aansaday inuu isu soo sharaxo Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka, kadib markii qeybaha bulshada ay ka codsadeen.

DHAGEYSO KHUDBADDA MUSHARAXNIMADA PROF. JAWAARI

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON