Saturday, July 5, 2025

DHAGEYSO: Khudbadii Waxqabadka xukuumadda ee Ra’iisal wasaare Kheyre jeediyay

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa khudbad ka jeeidyay bannaanbixii lagu taageerayay Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ee Muqdisho ka dhacay maanta.

Wuxuu ka hadaly xkuumadda uu hoggaamiyo wixii u qabsoomay isagoo sheegay in  labadii bilood ee ay jirtay xukuumadiisa ay wax badan u qabsoomeen, isagoo mid mid u soo qaatay horumarka ay gaareen sida bixinta mushaarka ciidamada iyo shaqaalaha dowladda.

Wuxuu Ra’iisal Wasaaruhu shacabka Soomaaliyeed uga mahad celiyay taageerada ay ka geysteen abaaraha isagoo xusay in 5 Milyan oo doolar ay bixiyeen dadka Soomaaliyeed.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON