Wednesday, June 25, 2025

DHAGEYSO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo war kasoo saaray Shir-madaxeedka IGAD ee Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war ka soo saaray  xaaladda ammaan ee magaalada Muqdisho ka hor shir madaxeedka IGAD.

Wuxuu sheegay inay taariikhi tahay shir madaxeedkii ugu horeeyay in lagu qabto magaalada Muqdisho, wuxuuna dadka Soomaaliyeed ka codsaday inay dowladda kala shaqeeyaan arrimaha amniga.

Wuxuu ka cudurdaartay culeyska ay dareemi karaan dadka dhinaca isu socodka, wuxuuna ku baaqaya in dadweynuhu muujiyaan dulqaad, lana shaqeeyaan ciidamada ammaanka.

DAHGEYSO CODKA MADAXWEYNAHA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON