Monday, June 23, 2025

DHAGEYSO: “Mooshinka la sheegay waxba kama jiraan waaye, caddow ayaana ka shaqeeyay..”

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ee ay xilka ka qaadeen xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeele ayaa ka hor yimid xil ka qaadista lagu sameeyay.

Shir jaraa’id oo uu dhowaan ku qabtay magaalada Jowhar ayuu ka sheegay inay sharci darro tahay oo aanay waxba ka jirin tallaabadii ay kalsoonida ugala noqdeen xildhibaanada Hirshabeelle.

Wuxuu sheegay inuu shaqo ug maqnaa magaalada Beledweyne, isla markaana koox uu ku tilmaamay caddow ay Jowhar ka wadeen, isagoo sheegay dad aan xildhibaan ahayn ay tallaabadaas qaadeen.

Ad

DHAGEYSO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON