Wednesday, June 25, 2025

Dhageyso: Nin hooyadii & Saddex Caruur ah looga dilay Hotel Naasahablood [Qiso xanuun leh]

Dadkii waxyeelada kasoo gaartay weerarkii Alshabaab ku qaadeen hotelka Naasahablood 2 waxaa ka mida qof ku waayay afar qof oo qoyskiisa ka mida, isla markaana laf ahaantiisa si dirqi ah ku badbaaday.

Dadka qofkani kaga dhintay hotelka waxay kala yihiin: hooyadiis, canug uu dhalay, laba caruur ah oo uu adeer u ahaa, waxaana ku dhaawacmay saddex qof oo kale oo isla qoyskiisa ka mida.

Dadka dhintay waxaa ka mida wiil 6 bilood jir ah oo rasaas lagu dilay, waxaana uu ku dhintay canuggaas xabad ku dhacday hooyadiis oo dhabteeda ku heysay.

Ninkan oo magaciisa loo qariyay sababo dhinaca amniga ah, waxaa wareysiga ka qaaday VOA-da.


DHAGEYSO QISO XANUUN BADAN

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON