Monday, June 23, 2025

DHAGEYSO: Odayaal ka digay faragelin ay Doorashada Puntland ku hayaan Cumar C/rashiid iyo C/weli Gaas

Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas iyo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa lagu eedeeyay inay faragelin ku sameeyeen ergadii dooran lahayd xildhibaanada Aqalka hoose.

Odayaasha iyo waxgaradka kasoo jeeda ayaa si cad u sheegay in  Ra’iisul wasaare  Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke uu si toos ah gacanta ugula jiro ergada doorashada, waxayna ka digeen haddii aan arrimahaas wax laga qaban inay Puntland ku kala tegi doonto.

Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ayay ugu baaqeen in cadaalad darro ka jirta doorashada wax ka qabto, haddii uu tallaabo qaadi waayana ay isaga saameyn ku yeelaneyso.

Ad

DHAGEYSO ODAYAASHA

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON