Wednesday, June 25, 2025

DHAGEYSO TALIYE QODHOB: “81 askari ayaan ka dilnay Galmudug, 2 Gaari waan ka qabsaday, 9 kalena waan gubnay…”

Puntland ayaa sheegatay inay ciidamo ka badan 80 ka dishay maamulka Galmudug dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Taliyaha Ciidamada Puntland ee Gobolka Mudug ninka lagu magacaabo Cabdirashiid Qodhob ayaa sheegay inay dagaalka ay Ciidanka Difaaca Puntland ka dileen dhinaca ka soo horjeeday ee maamulka Galmudug 81 Askari halka ay 3 Askarina Maxaabiis ahaan uga qabteen.

qodhobTaliyahan ayaa hadalka ka soo yeeray wuxuu ka mid yahay tirooyin kala duwan oo saraakiisha Puntland aya sheegeen inay ka dileen dhinaca kale.

Cabdirashiid Qodhob ayaa sidoo kale shegay inay ka qabsadeen Ciidamada Galmudug 2 gaari oo kuwa dagaalka ah, isla markaana ay gubeen 9 kale, inkastoo aanay jirin cid xaqiijisay.

DHAGEYSO:

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON