Tuesday, June 24, 2025

DHAGEYSO: War-Murtiyeed kasoo baxay shirkii Madaxda dowladda iyo Maamul Goboleedayda

Shirkii madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada ayaa goor dhoweyd lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.

Shirka oo socday muddo laba maalmood ayaa looga hadlay: Arrimaha ammaanka, Abaaraha dalka, iyo Shirka London ee arrimaha Soomaaliya, waxaana ka qeyb galay madaxda maamuladda dalka.

Gabagabadii shirkan waxaa saxaafadda la hadlay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo sheegay inay shirkooda diiradda ku saareen  arrimaha amniga, Abaaraha, la-dagaallana Argagixisada, Dhaqaalaha, xiriirka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada iyo shirka Bisha May ka dhacaya Magaalada London.

WAR-MURTIYEEDKA HALKAN KA DHAGEYSO

DHAGEYSO MADAXWEYNE FARMAAJO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON