Tuesday, June 24, 2025

DHAGEYSO Warbixin xasaasi ah oo ku saabsan Xiriirka Ra’iisal wasaare Xasan Kheyre iyo Shirkadda Soma Oil..?

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in Xasan Cali Kheyre uu u magacaabay inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya.

Xassan Cali Khayre ayaa waxa uu muddo ku noolaa dalka Norway, wuxuuna lasoo shaqeeyey Hey’adda qaxootiga dalka Norway NRC ee laga leeyahay dalka Norway oo uu madax kasoo noqday.

Markii ra’isul wasaraha cusub la magacaabay waxa barraha bulshada qabsaday hadal heynta doorkii uu ku lahaa shirkadda Som Oil and Gas, oo uu Kheyre ka ahaa Agaasimaheeda Bariga Africa.

Shirkaddan oo fadhigeedu yahay dalka Britain, ayaa mar lagu eedeeyay musuq maasuq iyo laaluush.

DHAGEYSO WARBIXINTA VOA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON