Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay heshiiska ay gaareen siyaasiyiinta Beesha Sade iyo Axmed Madoobe oo muddo dheer colaad siyaasadeed dhex taallay.
Wasiir Diini oo arrintaas ka soo shaqeeyay ayaa looga mahadceliyay tallaabadii uu ka geystay xalinta arrinta Maamulka Jubba ee Siyaasiyiinta Gedo isku hayeen, waxaana labada mas’uul ka hadleen sidii heshiiska u dhacay iyo waxa xigi doona.
HOOS KA DHAGEYSO KHUDBADAHA
Madaxweynaha Jubba Axmed Madoobe
Wasiirka Gaashaandhigga C/qaadir Sheekh Cali
Goobjooge.com