Saturday, July 5, 2025

Dhageyso Wasiirka Ganacsiga Galmudug oo ku dhawaaqay inay si buuxda ula wareegeen Caabudwaaq

Maamulka Galmudug ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay la wareegeen gacan ku heynta magaalda Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee maamul goboleedka Galmudug C/ladiif Cabdulaahi Warsame oo ahaa mas’uulkii uu dagaalka ka bilowday ayaa sheegay in ka saareen Caabudwaaq kooxdii Ahlu suna.

galmudug-calan

Wareysi siiyay Radio Muqdisho ayuu ku sheegay  in ciidamada maamulka Galmudug ay ka saareen magaaladaasi maleeshiyaadkii Ahlusunna, ayna xaqiijinayeen ammaanka magaaladaasi. Wuxuu intaasi ku daray in dadweynaha ku nool magaalaadaasi ay isugu soo baxeen waddooyinka magaaladaasi iyadoo taageeraya guusha maamulka Galmudug.

Dhageyso codka Wasiirka Galmudug

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON