Monday, July 7, 2025

DHAGEYSO: Wiil ka mida Xulka 17 jirrada oo Afka furtay: “Dad Qoraallada ka Ganacsatada ayaa war xun naga faafiyey..”

Mid ka mida wiilshada xulka da’yarta K/cagta Soomaaliya ayaa ka hadlay wararka laga faafiyey kooxda oo ku saabsanaa  in si xun loola dhaqmay oo Mooto Bajaaj ay raaceen markii la daryeeli waayay oo guryahooda lagu geyn waayey Basas.

Wiilkan oo la hadlay mid ka mida idaacadaha Muqdisho ayaa sheegay in isaga iyo 4 kale oo ka tirsanaa kooxda ay dalbadeen in la fasaxo, isaguna uu gurigiisa u dhowaa Hotel Saxafi, halkaasina uu Mooto ka qaatay.

Wuxuu caddeeyay in dadka wararka xun ku faafiyey baraha bulshada ay yihiin dad ka ganacsada isla markaana wax xumaan ah aan lagu sameyn.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON